Saraakiil katirsan Milatariga Somalia oo Tababar loogu soo xiray dalka Dibadiisa

Saraakiil katirsan ciidanka milatariga Soomaaliya ayaa tababar bilooyin uga socday dalka Turkiga loogu soo xiray, waxaana la filayaa in saraakiishan dhawaan dib loogu soo celiyo dalka si ay waajibaadkooda Qaran u gutaan. Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS  Xasan Xuseen Xaaji ayaa dalka Turkiga kaga qeyb galay Munaasabad Tababar loogu soo xirayay saraakiil Soomaaliyeed oo ka qalin … Continue reading Saraakiil katirsan Milatariga Somalia oo Tababar loogu soo xiray dalka Dibadiisa